Diiq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh.
Diiq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo.
Diiq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.
War-diiq*
Micnaha ereyga war-diiq waa telephone-ka ama mobile-ka gacanta, hadii aynu labada kalmadood kala qaadno (war=wax sheegid ama wax la soo tabiyey. Diiq= cidhiidhi ama wax dhib ah.) mararka qaarna marka mobile-ka laga hadlayo weynu diiqadoonaa iyadoo war leynoo sheegayo.. markaa sidaa darteed baan u idhi (war diiq) maadama oon erey bixin sax ah loo hayn.. Waad mahadsantihiin...
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiq ↴
abuudiiq | banaadiiq | baroordiiq | baroordiiq | baroordiiqid | caanaddiiq | caanaddiiq | caanaddiiqid | caanaddiiqis | diig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg