Site icon Qaamuus

ereyga

Diir-hoose

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.dh)

(bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhiska kalli ee jirridaha iyo xididdada geedka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diir-hoose


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version