Site icon Qaamuus

ereyga

Diiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax diirkii ka dhacay noqosho.

Diiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la diiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiran

aagga-qabow | abyin | abyineed aan hubnayn | cimilo-badeed | dabeyl-kulul | dharab-barafeed | diirane | diirane-koowaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version