Diiro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Wax qobka ka fuqsasho, Tus.” mooskii baan diirtay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiro ↴
abyin | bandiiro | diirasho | qoordiiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg