Site icon Qaamuus

ereyga

Diirran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isir; dhalan.

Diirran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax aan aad u kululayn ahaansho. Tus. “Caano diirran baan cabbey”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diirran

aagga-qabow | diirdiirran | diirdiirranaan | diirdiirranaansho | diirranaan | diirranaansho | kubbee | wajahad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version