Site icon Qaamuus

ereyga

Dikaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.

Dikaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Dikaan dareemid (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dikaan

dikaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version