Site icon Qaamuus

ereyga

Dil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.

Dil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dil

waabari | waabariisii | raacdarreeb | baaddil | baaddilnimo | caaddil | caaddilnimo | gaade | gaado | idil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version