Dildillaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.
Dildillaac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(jool.) Kala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis heer sare ah; waxa ay noqdaan qaydad ama xaashiyo khafiif ah.
Dildillaac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Dhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho. Tus. “Dhulki baa dildillaacay”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dildillaac ↴
dharabow | dhulgariir | diindiin | diindiin | dildillaaca-waaberi | dildillaaci | dildillaacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg