Site icon Qaamuus

ereyga

Dinnaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Nagaar yar, dhulka dhagaxleyda ah ka baxa, kurtun yar u eg; aan lahayn laamo iyo caleemo oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dinnaax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version