Diq
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.
Diq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diq ↴
baadiqaris | kaadiqabad | oodgeddi | baal | baalcas | baqti-afuuf | dhuuryaan | diqaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg