Site icon Qaamuus

ereyga

Diraal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Dad meel loo diray oo la faray iney qabtaan hawl gaar ah. 2. Muhimad gaar ah oo diraal loo xilsaaray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diraal

diraddiraale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version