Site icon Qaamuus

ereyga

Diric

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh. 2. Canbuur khafiif ah, si holofholof ah u tolan oo haweenku qaataan.

Diric

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo dusheeda timirta lagu waro si ay suubaan u noqoto. 2. Dhismo dheer oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan, oo marka aroos loo damaashaadayo, wiilka iyo gabadha arooska ah dusha laga saaro dadkuna hoos uga cayaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diric

Folaad | diricnimo | fariid | hanad | hanaqaad | hoodaar | weysaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version