Site icon Qaamuus

ereyga

diricnimo
(m.dh)

Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diricnimo

weysaalo [m.l.w]
W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version