Diriq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diriq ↴
dhil | dhilan | dhilan | diriqsad | diriqsasho | diriqsi | diriqso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg