Dirqi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Khasab. 2. (fk) Si dhib leh.
Dirqi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid khasbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dirqi ↴
dirqin | dirqis | furtuur-folkaaneed | hawaan | kakabi | karkabee | karkabo | khasab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg