Dixiri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dulin xamaarta, noocyo badan, lafo iyo lugo lahayn oo oogadiisna xibnoxibno u qaybsantahay. ld dirxi, dixri, tirxi, tixiri, tixri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dixiri ↴
culaacul | dhase | dhuudhi | dirxi | dixri | maqal | tirxi | tixiri | tixri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg