Diyaafad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diyaafad ↴
dayaafad | dayaafadi | dayaafadin | diyaafadi | diyaafadin | karan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg