doogow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday;-oobi)Wax doog ka soo baxay noqosho (meel).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doogow ↴
doogoobid [m.f.dh]
eeg doogow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg