Site icon Qaamuus

ereyga

Dooh-bibanji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac laba dhibcood ku leh, dhinacna shan. ld banji-bidooh, biish-bidooh, dooh-bibbiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooh-bibanji

banji-bidooh | biish-bidooh | dooh-bibiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version