Site icon Qaamuus

ereyga

Door

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l/awdaar, m.dh)

1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).

Door

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Wax xul ah. 2. In d. ah: wax aan la tirin karin oo qiyaas ahaan badan. 3. ld doorid.

Door

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax xulid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga door

caabbiye | maandoori | maandoorin | maandooriye | maandoorsan | maandoorsanaan | maandoorsanaansho | saami | ursato | wadar-xigsineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version