Site icon Qaamuus

ereyga

Doorashada dabeecada

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay) Aragtida isbeddelka ay xayawaanka, iyo dhirtu ay ku noolaadaan, ama ay ku dhintaan marka la fiiriyo awoodda ay ku qabatimaan naftooda degaanka ay ku noolyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorashada dabeecada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version