Doori
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Siduu ahaa maahee si kale ka dhigid; wax wax kale dhaafin; beddelid. 3. Sarrifid (lacag).
Doori
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ilmo yar, lo'ah oo aan hooyadii lala nuugin.
Doori
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ilmo yar oo lo'aad hooyadii siduu doono u nuugid. 2. Wax si xun ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doori ↴
maandoori | maandoorin | maandooriye | abaaldooris | beddel | daynaamiko | dhalandoori | dhalandoorin | dhalandooris | door |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg