Site icon Qaamuus

ereyga

Dooro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (u) Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag. 2. (u) Digaagga middeeda dheddig. 3. Baaro.

Dooro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Wax xulasho. 2. Cid doorasho ku jirta codsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooro

digaag | doorasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version