Doorsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax siduu ahaa si ka duwan noqosho. ld doorsoon² (2).
Doorsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax siduu ahaa si ka duwan laga dhigay ahaansho. 2. Qof maankiisu beddelen yahay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorsan ↴
maandoorsan | maandoorsanaan | maandoorsanaansho | dhalandoorsan | dhalandoorsanaan | dhalandoorsanaansho | diqaysan | doorsamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg