Site icon Qaamuus

ereyga

Doorso

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. (f.g) Wax, wax kale ku beddelasho. 2. (f.g) Wax sarrifasho (lacag). 3. (f.mg) Cudur ka bogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorso

saami | wadar-xigsineed | abyane huban | aragti-haraa | aragti-isir | baraamitir | basaas | basaas | cantatab | darajo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version