Site icon Qaamuus

ereyga

Dooxo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dhul hooseeya oo dhinacyada buuro ama dhulal sarreeya ka xigan.

Dooxo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

(juqr.) Godan dhuuban, dheer oo dhulka korkiisa ah, oo badanaa leh tiiro hoosaad caadi joogto u ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooxo

oogo | uurxaad | dabro | dareemo | dooxo-daldalan | dooyo | dulbaax | dunqaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version