Site icon Qaamuus

ereyga

Dooxo-daldalan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)

(juqr.) Waadi laageed ku darma waadi weyn, laagtaas oo ka soo dhacaysa meel joog door ah ka sarraysa waadiga weyn, sidaas darteed biyaha ku qulqulaya waadi laageedkaas waxay ku galaan waadiga weyn si biyo dhac ama daadag ah. D.ooyinka ama waadiyaasha daldalan waxay caan ku yihiin dhulalka socodka baraf weynuhu uu gooyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooxo-daldalan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version