Site icon Qaamuus

ereyga

Dooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Col ilaala ah; duul; dad. 2. Caws waaweyn oo dooxooyinka ka baxa oo ay xooluhu daaqaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooyo

maddooyamaddooyo | maddooyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version