Site icon Qaamuus

ereyga

Doqon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.

Doqon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)

Haweeney aan caqli iyo garaad badan lahayn.
Doqonta*

Macnaha halkan ku qor Doqon waa yaab laaakiin ha la yaabin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doqon

ahbal | ahbalad | doqondiidsii | doqondiidsiin | doqonniimo | doqonnimo | doqonoobid | doqonow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version