Site icon Qaamuus

ereyga

dorraad
(m.dh)

Maalinta la joogo maalinteeda saddexaad ee la soo dhaafay, maalintii shalay ka horreysay. ld darraad, dorraato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dorraad

darraad [m.dh]
ld dorraad.

dorraato [m.dh]
ld dorraad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version