Site icon Qaamuus

ereyga

Dowli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹.

Dowli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ceel dowli ku shubid. ld dawli².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dowli

faafto | dab | dawli | dawli | dawlin | dawlis | dawlisgoys | dowlin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version