Dub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)1. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.
Dub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)ld dib¹.
Dub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee aragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waad.ka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumaha dhiiggu, (dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo narinnada dhididka.
Dub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Hilib iwm dab ku solid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dub ↴
daabax | baabila | laablaabo | ol'ole | qaad | sabaayad | taawo | udub | udubcad | udubdhexaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg