Site icon Qaamuus

ereyga

Duban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Ciyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.

Duban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la dubay noqosho.

Duban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax la dubay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duban

dubmid | dubnaan | hamuu | shukul | sukulo | toor | toor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version