Dubbad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dibbad.
Dubbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbad ↴
cuddad | dibbad | dibbasho | dubbadhac | dubbadhac | dubbadhicid | iskuddubbadhac | iskuddubbadhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg