Dubbur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tuubada dheef-shiidka afkeeda hore ee saxaradu ka baxdo; futo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbur ↴
dibbiro | dibbiryoo | dibbiryood | dubburyo | dubburyoo | dubburyood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg