Site icon Qaamuus

ereyga

Dube

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Xeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dube

dubaale | dubeer | halaammaco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version