Site icon Qaamuus

ereyga

Dug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.

Dug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Delebka oo inta la rido aan wax dhibic ah lagu helin (cayaarta delebka).

Dug

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. (f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin. 2. (f.mg) Foorarsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dug

maammule | udug | udug | yey | adamaddoon | adan | aftax | aftax | afxir | afxir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version