Site icon Qaamuus

ereyga

Dul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Labada dalool ee sanka middood. 2. Dalool kasta oo yar.

Dul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, ml.)

1. Oogada sare ee wax kasta leeyihiin. 2. Meel sare oo dhulka intiisa kale ka yara kacsan. 3. Sabir iyo adkeysi dhibaato loo yeesho.

Dul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.l)

(juqr.) Aad u fidsan, waa heer ama ugu badnaan heer meeleed oo dhul dheer, dhul sare ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dul

baabila | daabdulle | daaddeg | gaallisee | kaahin-birlabdanabeed | kaahin-dulmadow | maangaro | raar | Rabbi | saar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version