Dulbeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la rarto.
Dulbeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Neef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulbeel ↴
dulbeelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg