dulqan
(m.l)ld dalqan¹.
dulqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld dalqan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulqan ↴
dalqamid [m.f.dh]
eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.
dalqan [m.l]
1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.
dalqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg