Site icon Qaamuus

ereyga

Dulsaaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.

Dulsaaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulsaaran

waddaysan | dulsaarmid | dulsaarnaan | qayaayo | shiid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version