Duluglee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Qof cayr ah, aan hoy lahayn nolol-maalmeedkiisa socod ku raadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duluglee ↴
dulugleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg