Dulundulcee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)Biyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulundulcee ↴
dulundulceyn | gulungulcee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg