Dulyeelo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)Sabir iyo dulqaad ku sifoobid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulyeelo ↴
dulyeelasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg