Site icon Qaamuus

ereyga

Dumaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.

Dumaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dumaal

dumaalid | dumaalis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version