Site icon Qaamuus

ereyga

Dumaashi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)

Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.

Dumaashi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)

Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dumaashi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version