Duman
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ummay, -umantay; -unmi)Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).
Duman
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)Wax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duman ↴
dumnaan | dunmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg