Duq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qey/-qeyti, m.dh)1. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.
Duq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Biciid dheddig oo curad ah.
Duq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duq ↴
oday | da' | arday | bunduq | cardaaduq | cardaaduqe | cayayaan | ciribla' | coofaar | daqsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg