Site icon Qaamuus

ereyga

Duqus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc badarka ka mid ah, miro yaryar oo madow leh, waambaha u eg oo canjeerada laga sameysto. ld dukhun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duqus

dukhun | duqush |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version