Site icon Qaamuus

ereyga

Duraab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Biyo maax ah oo ceel ku jira.

Duraab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Ceel maaxasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duraab

duraabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version